
Dhamaan ummada Soomaalida meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka.
Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan iska diiwaan-geli (Register here)
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis
--> Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
--> Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
--> Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo duruustii Shaqo Guri.
--> Waalidiinta haddii aan dhib la soo darsin waa inay si joogto ah u soo xaadiran fasalka guriga.
--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv, Phone iwm la iska xidhaa.
---> Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
---> Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
---> Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
---> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo..
---> Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
---> Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
---> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
---> Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
---> Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.
Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan nagala soo xidhiidh
Administrator:
Tel : +14155980253
Tel : +15672654006
E-mail: admin@omarfaruuqhomeacademy.com